|

Maamulka Owdiinle oo ka hadlay xaalada bini adanimo ee degamadasi ka jirta.

Owdiinle May 27, 2013(SDN)-Gudoomiyaha degmada Owdiinle ee gobolka Bay Maxamed Shiiq Cabdulaahi ayaa ka warbixiyay xaalada nololeed ay ku nool yihiin dadka ku dhaqaan magaaladasi.

 

Gudoomiyahaya waxa uu shaaca ka qaaday in dadka halkaasi ku nool ay haysato dhibaatoyin kala duwan oo dhanka bini aadanimada ah oo ay ku jirto macluul.

 

Maxamed Shiiq Cabdulaahi gudoomiyaha Owdiinle waxa uu sidoo kale sheegay in ay adkeenayaan amaanka degmadaasi si ay hay,adaha samafallka ay halkasi u tagaan si ay u taaageran shacabka degmadasi ku nool.

Degmadasi dhowr jeer waxa isku bad badalay ciidamada Ethiopia iyo kuwa xarakadaal-shabab iyadoona cabasi darted qar kamid ah hay,adaha samafalka ay gobolada konfurta uga cararen.

Comments are closed