Ambassador Cabdillaahi Cabdi Guhaad, ayaa daboolka si rasmi ah uga qaaday in uu gebi ahaanba iska casilay xilkii wakiilnimo ee uu Somaliland uga ahaa dalka Uganda
(KampalaSDN) . Ambassador, Cabdillaahi Cabdi Guhaad, oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashii lagu xusaayay munaasibadda 22-guuradda ka soo wareegtay 18-ka May oo Kampala ka lagu qabtay ,hadabo ambassador abdi laahi abdi guhad oo mar uu khudbad ka jeediyey xafladai 18 may sanad guuradi 22 aad waxa si rasmiya uu shaciyey inu isla cawa laga bilaabo uu iska casilay xilki uu mudada dheer Somaliland ka hayey iska casiley isago saxafada uu mariyey inu cawa laga bilaabo aanu wax xila uu hayn dalka Somaliland iskana casilay.
Dhanka kale waxa uu Md abdilaahi guhaad ka soo sheekeyey wikiilku xilkan soo hayay ilaa xilligii ay taladda hogaanka dalka Somaliland haysay xukuumaddii Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin., uuna ka soo shaqeyey waxayabo badan oo Somaliland kaga xidhna dalkan ugandha ,waxaanu cadyey inuu waxyabadan oo xidhiidhka Somaliland iyo ugandha wax badan ka soo qabtay meel fiican uu gadhsiiyey .
Dhamuu cadayn sababaha uu xilkan ambassador iska casiley,mar aanuisku daynay inaan arinkan is casailaadiisa keenay weydiino waa uu ka cudur daartay .
Wixi ka soo kordhan waxaad kala socon doontan shabakada SDN
Wariye khaddar bitijoor
OFFICE UGANDHA KAMPALA