|

Xuska 18 May iyo Riwaayadii ay Fanaaniinta Qaranku ku soo bandhigeen Madaxtooyada {DHAGAYSO}

Hargeysa 19.May (SDN)   Fanaaniinta Qaranka ayaa Xarunta Madaxtooyada waxay Xalay  ku soo bandhigeen Masrixiyad ka Turjumaysa Marxaladihii kala duwanaa ee dalkani soo maray laga soo bilaabo xiligii ay Somaliland ku hoos jirtay Maamulkii Boqortooyadii Ingiriiska iyo Wixii ay ka dhaxashay Midnimadii ay la gashay Somalia-da Koonfureed ee uu Gumaysan jiray Talyaanigu .

Sidoo kale Riwaayadan ayaa lagu Iftiimiyay Waxqabadkii Wadankan u hirgalay Mudadii 22 ka sanno ahaa ee uu haystay Xoriyadiisii.

Waxaa Riwaayadan ka wada qayb qaatay Fanaaniinta qaranka iyo kuwo ka soo noqday Wadamada Yurub hadafkooduna ahaa inay Shacabka Somaliland kala qayb galaan Dabaal dega laba iyo Labaatan Guurada ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshada madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/riwaayadmadax.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed