DAAWO:XAFLADDII LONDON SOMALILAND 18 MAY 2013
London May 19,2013(SDN)-Xafladii London ee sanad guuadii 22aad ee dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland ayaa aheyd mid ay ka qeybgaleen Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Seylici iyo xubno ka tirsan golleyaasha dalka iyo shicib weynaha reer Somaliland ee ku nool Britain.