Halkan Ka DHAGAYSO KHUDBADII Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Xuska 18 May
Hargaysa 18.May (SDN) Madaxweynaha Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa Munaasibada Xuska Sanad Guurada Laba iyo Labaatanaad ee Madaxbanaanida Somaliland oo Lagu Qabtay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada Jsl,ayaa Khudbadiisii Munaasibadan,oo uu Halkaa ka Jeediyay ugu Gudbiyay Bulshada Somaliland Habalyo iyo Bogaadin,Isla Markaana ugu Baaqay inay isu tagaan Dib u dhiska iyo Difaaca qaranimada Somaliland.
Khudbada Munaasibada 18 May ee Madaxweynuhu ka jeediyay fagaarahaas waxa uu Kaga waramay Taariikhdii Somaliland U soo Martay La soo Noqoshadii Madaxbanaanideeda,Tacadiyadii iyo Xasuuqii Shacbiga Somaliland Ka soo Gaadhay Midnimadii Somalia iyo Halgankii hubaysnaa ee Dib u xoraynta Wadanka.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Siilanyo18may.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com