Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo fariin u diray Shacabka Somaliland {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.May (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliska Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Galabta Ugu baaqay Shacabka Somaliland inay Ciidamada Booliska kala shaqeeyaan Sugida Nabadgalyada Maalinta Dabaal Dega Xuska 18 May oo ku Beegan Sabtida Soo Socota.
Taliyaha Ciidamada Boolisku oo Warfidiyeenada kula hadlayay Xarunta Taliska Booliska ee Caasimada Hargaysas ayaa Waxaa kale oo dadweynaha ka Codsaday in Hadii ay arkaan Wax nabadgalyada Saamayn ku Leh ay la soo Socodsiiyaan Ciidamada Booliska iyadoo loo Sameeyay ayuu yidhi Nombero Telefoon oo Heegan loogu yahay .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Taliyahabooliska(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com