|

Xubno ka Tirsan Wasiiro iyo Shir Gudoonka Baarlamanka oo Maanta u Kicitimay Wadanka Biljim {DAAWO}

Berbera 15.May (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Mudane C.laahi Cismaan Jaamac Geel Jire oo ay Weheliyaan Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Socdaal ugu Kicitimay Wadanka Biljim.

Xubnahan ka tirsan Labada Gole ayaa Wadankaas kaga qayb gali doona Shir lagaga hadli Horumarka kala Duwan ee ay Somaliland ku Talaabsatay Mudadii ay Xoriyadeeda dib ula soo Noqotay.

Berbera SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed