Suldaanka Beelweynta Irir Samaale:Faysal Cali Waraabe waa Siyaasi ku deyasho mudan,Shirka Juboland waxa uu la mid yahay Absamaa leh Hargeysa(DHEGEYSO)
Edmonton May 15,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa wareysi uu siiyay shebekeda Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay sida xukuumada Somaliland uga hadashay kulan dhawaan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Somaliland Faysal Cali Waraabe.
Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa sidoo kale ka waramay shirka maamul u sameynta Jubaland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/suldaan.MP3″]
HALKAN KA DHEGEYSO WAREYSIGA SULDAANKA GUUD EE BEESHA IRIR SAMAALE SULDAAN CADIKARIIN FAARAX