|

Kulanka uu Gudomiya xisbiga ucid Eng faysal ali waraabe uu la yeeshay M.weynaha Somalia iyo W arima dibada waxba yaanay ka xanxantoon xisbiga kulmiye iyo xukumaadu +wasiirka warfaafinta midh baan leeyhy midhna waxaa leyhy xisbiga kulmiye!!!!!!

 (Kampala) Xisbiga cadaalada iyo daryeelka  waxa uu taagan yahay badbaadda iyo horumarka  qaranka Somaliland waxaanu dalka  ka so saaray maraaxil badan oo dalka iyo dadka Somaliland uu dana,shacabka reer somailaland bari ilaa galbeed waa og yihiin ,guddomiyaha xisbiga ucid Eng faysal ali warabana cid walba waa uga laxejeclo badan yhy qaranka Somaliland maantana waxa uu inaga mudan yhy inaan ugu yeedhno gaandiga Somaliland .

 

Hadabo qoraalkayga ayaa waxa uu daba socda  labo  baaq oo ka soo yeedhay  xisbiga kulmiye iyo xukumada Somaliland ama wasaarada warfaafinta Somaliland ,oo labada dhinacba ay  kulanka  gudoomiyaha xisbiga ucid  uu ku noqday dhul gariir iyago hanjabaad iyo inaanu xaq uu lahayn kulanka  uu la sameeyo madaxda Somalia !!!!!! cajiib.

 

Hadabo hadaanu nhy laanta xisbiga ucid dalka ugandha waxaanu leenahy guddomiyaha xisbiga ucid  Eng faysla ali waraabe sida uu isagu cadeeyey amaba ay ahyd inuu kulankaasi ku dhacay si kadis ah iyago madaxda xisbiga ucid iyo madaxda dowlada somaliya ay ku kulmeen uun hotel weyn oo ku yaala ,egland kulankoodaasina uu daar na uun mi ay isku salaamayen wax diidi karaana anay jirin uuna ka madhna wax siyaasada guddomiyaha iyo waftiga xaga xisbiga ka socdayna ay kulan la saynayeen arin qaran iyo dan Somaliland balse kulanku uu aha amid ay hotekla ku kulmeen uun .

 

Dhanka kale waxa jira dad jirjiroolayaal ah oo kulanka sixun  un ugu macnaynaya umada Somaliland sida hadaba ay mar qudha xisbi xaakimku iyo xukumaaduba ay fasir beena leh  ujeedooyin kale ay ku dhawaqen,waliba uu wasiirka warfaafintu yidhi waanu ka tasha doona waxanu ka yeeli doono guddomiyah xisbiga ucid oo ah mid hanjabaad ah kuna ceeba qaranka Somaliland inay madax labo dal kawda socda oo hotel ku kulmay la leeyhy faysal inu kulan gaara la  sameeyo maaha  kulankani hadu siyaasad ahaan laha waxbay ahaan lahayd  lkn hala ogaado inuu gudomiyuhu cida kadaba hadlaysa uu uga lexjeclo badan yhy siday ku sifeeyen malaha iyaga ay sidaasi ka suurtoobi layd .cajiib.

 

Hadabo waxaanu leenahy xisbiga kulmiye iyo xukumaada oo dareen sas ku dheehan yhy ka bixiyey kulanka madaxda Somalia  iyo gudoomiyaha xisbiga qaran ee ucid oo ah madaxda Somaliland ugu saraysa kulanka kadiska ah ay yeeshen hadabo waxaanu leenhy hadaanu nhy laanta xisbiga ucid  sidan.

 

 

1: Xisbiga ucid iyo gudomiyaha xisbiga ucid maha sida xisbiga kulmiye iyo xukumaada oo is huursani ku micneeyeen .

 

2: Guddomiyaha xisbiga ucid iyo xisbiga ucid waa ilaalada iyo badbaada Somaliland cid walo dibin daabyadiisa wadana uu dulqaadan maaayan  shacabka Somaliland  waanu sheegaya sida xaalada dalku marayso cidi cabudhinkari mayso!

 

 

3:Guddomiyaha xisbiga ucid dadka wax ka sheegaya isaga kama suurowdo sumcadiisa iyo ixtiraamka uu Somaliland iyo dalkiisa  ku leyhy cidi kama wasakhayn  karto.

 

4:  Xisbiga ucid waa xisbi uga lexjeclo badan  xisbiga kulmiye  oo jecel wax uu isagu bilaabo uun umadan iyo dalkan Somaliland ay aayad quraan ah uga  dhigaan  cidina ay wax ku soo kordhiso ,sida hadaba ka muuqata xisbiga kulmiye iyo xukumaada is huursan waxay ka dhigan thy midaas oo kale .

5:  Guddomiyaha xisbiga ucid abiib tima cad oo ah  wasaiirka warfaafinta waa inuu ka daaya xagxagashada madaxda  dalka ugu saraysa oo intaanad geedka tagin baa laga fiirsada waxad ku hadli doonto!!!!.

 

 

6: xisbiga kulmiyana waxanu leenahy  sidaad mooden ,ma maantaad madax labo dal oo hotel ay wada daganayen oo kulan tay kula aa siyaasad ahan aad siyaasad ka dhigaysaan cajiiib somalilandna ku  burburi mayso kulan waliba  wax siyaasada oo ku jirtayna ma jirto Somaliland iyo Somalia idinka baray ama horseeday in laysku soo dhawaado guddomiye  faysalna xaq iyo xeerba wuu ileeyhy inuu rool kasta oo siyaasad Somaliland soo wajahdo inuu ka hadlo ka qayb ahaado midaasna ogaada!!!.

 

 

7: Hadalna waxan ku soo afmeernay guddomiyaha xisbiga ucid iyo xisbiga ucid waxasi waxba uu dhimi mayse  wasiirka warfaafinta midh baan leeyhy midhna waxaa leyhy xisbiga kulmiye ,wasiirka midhbaan leyaho waxan leyhy wasiir horta intaad kulankan caadiga ah ka hadlayso ceebtaad qarso idaacada iyo tvga qaranka Somaliland howshiisa ka soo bax,midhna kulmiyaan leyhy kulmiyow horta intaad ku mashquulsan tihiin xisbiga cadaalada iyo daryeelka bal ka xisbi ahaan isi saxa shirweynaha xisbiga arimo kale dadka uu cadeeya!!!!!!

 

 

Wabailaahi towfiiq

 

Laanta xisbiga ucud dalka ugandha

 

 

Nuqulkan  oo saxaafada loo qaybiyey  oo uu  ku saxeexan yahay Guddomiyaha xisbiga ucid laantiisa dalka ugandha

 

Khaddar Mohamed nour (bitijoor)

 

 

OFFICE UGANDHA

 

 

 

Comments are closed