Hollywoodka Mareeykanka ayaa si karaamo iyo xushmad ku dheehantahay u sharfay magaca suubanaheena Naxariis iyo Nabgalyo korkiisa Ha haatee.!!!! WAA MAXAY SABABTU
(KampalaSDN)Sida caadada ah xidigaha ugu caansan Mareeykana waxaa lagu qora magacooda dhulka ama laamiga meelaha shirgada Hollywoodka lakiin waxaa jira hal nin oo wata magaca Muxammad oo aan magaciisa loogu qorin dhulka lana saaray meel dabaq. Toloow waa kee ninkaas, waa xidiga caanka ah ee ciyaari jiray ciyaaraha feerka waa Muhammad Ali.
Hollywoodka ayaa raga caanka magacaooda inta xidig ku dhex qora ku dhejiya laamiga meesha dadku kor socdaan lakiin Muhammad Ali Xidigtiisa waxaa lagu dhejiyay darbi iyadoo lagu dhex qoray magaciisa taasoo lagu sharfayo maadaamada uu feeryahankaani wato magaca subanaheena CSW.
Shirgada Hollywoodka ayaa sheegtay inay aad u qadarinayso Muhammad Ali iyo diintiisa
WARIYE KHADAR BITIJOOR
khadarbitijoor@hotmail.com
+256791661106
OFFICE UGANDHA /SDNNEWS