|

Waxaa la Ogaysiinay​aa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada Xuska18 May oo markii u horaysay lagu qabanayo Dalka Turkiga

 

Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Turkiga in la qabanayo Munsabada xuska 18 May oo markii horaysay lagu  qabanayo Caasimada wadanka Turkiga ee  Istanbul waxana  marti ku ah madax ka socota somaliland iyo sadexda xisbi qaran. cinwaanka iyo goobtu waa ta hoos ku qoran.

Goobtu waa NO 11 (METRO BASLANGICI)AKSARAY/IST. ISTANBUL TURKEY.

   Maalinta :Sabtida 18/5/2013
Waxii faahfaahin fadlan la soo xidhiidh telefoonada hoose:

CONTACT.ABDILLAHI MOHAMED SLEBAN :053 80588298.

SAED ADEM DAHIR :050 71193199 

MOHAMED JAMAC ALI: 050 78625636

MARWO :FARDUUS CIGE HASSAN 0537 439 7442

 

Comments are closed