Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland oo ka Waramay Mashaariic Xukuumadu u qabsoomay {DHAGAYSO}
Washington 02.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale iyo Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo labadooduba ka mid ah Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Socdaalka ku soo maray Wadanka Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixiyay Sahaminta Shiidaalka ee ka socota Somaliland .
Xubnahan Golaha Wasiirada oo la hadlayay Qurbejooga Somaliland ee Ku dhaqan Wadanka Maraykanka waxay tilmaameen in Xukuumadu mudadii Koobnayd ee ay Hogaaminta qaranka haysay ay wax badan ka qabatay adeegyada horumarka iyo Soo noolaynta kaabayaasha dhaqaalaha.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SERVIA.mp3″]
Washington DC SDN
Qurbejoog.com