Jamacada Islamic university in uganda oo la aas aasay 1986 oo uu madaxweyne marki ugu horeysay ka noqday ururka ( IUISU) arday somaaliyeed +18 dal oo caalamiya + guulaha ay ka gaadhen somalidu
(KampalaSDN) Jamacada Islamic university in uganda waa jamacad ay dhigtaan main campuska ugandha arday lagu qiyaaso 10.kun oo arday oo ka kala socda 18 dal caalamiya,waxay ahyd maliintin shalay xiligii shababakada caalamiga ah SDN lagu soo macsuumay doorasho ka dhacday jamacada halkaas oo xafalad heersare ah loogu samayey dhacdo ugub ku ahayd dalka ugandha ama east africa in uu somali ka gaadho ilaa darajadda ,waxaan halka duubki madaxweynaha jamacada ardayda caalamiga ah dushiisa la saaray Md madaxweyne ahmed abdi khaaliq oo ah arday soomali ah ama ka soo jeeda somaliland .
Jamacada Islamic university in uganda ayaa waxa gacanta ku haysa haayad kuwait ah oo marka magaceeda la soo gaabsho la yidha (OIC) conference waan jamacad islaami ah waxaanay campusyo farabadan ku ledhy aduunka dacaladiisa ,mar aanu wax ka weydiinay sida uu dareenkiisu yhy madaxweynaha jamacada ayaa waxa u yidhi marka ugu horeysa waxaan halkan uga mahad naqaya shabakadaha caalamiga ah SDNnews somaldiasporanews oo hadyo gooraleh noo heegan ah ,hadaan uga dadadago suaash aad I weydisen dareenkaygu aad buu sareeya waayo waxaan uu soo maray dadaal aad uu dheer sidi aan mar uun wax uga noqon laha jamacada ama aaan halka aan maanta ka gadhay ka fadhisan laha waayo bu yidhi jamacadan oo ah jamacad islaami ah ayna dhigtaan dad ka kala socda 18 dowladood calamka gudihisa ka mida ayaan hogaan ii doortay taas ayaaba aii farax galinaysa waan ku faraxsanahy ilaa aad .
Mar aanu wax ka weydinay inta masharax ee jagadan madaxweynimada jamacada kula tartamaysay ayaa waxa uu noo cadeyey inay tiraba kula tartamayeen saddex arday oo ka kala socda juba south sudan iyo kenya guushuna isaga raacday
Hadabo waxa halka uu ka akhriyey madaxweynah jamacadu khudbad tariikhi ah o halka uga balan qaaday 18 dal ee ardayda caalmiga ah ee jamacada dhigta inuu ka caawin doono waxyaabo badan ka jamacaad ahaan ay waxayabha ay uga bahan yihiin ka maqan ugu gudbinlaha si sifaha wafaqsan oo nidaam iyo process mari doonta ,jamacada iyo iyo isku xidhnaanta caalamkana wax weyn kusoo kordhin doono insha alaah .
Dhnaka kale Mr abdi khaliq waxa uu halka ka akhriyye dowladiisa oo ka kooban 30 xubnood ,oo iskugu jira 18 dal ee ay jamacadu ka kooban thy .
Xafladan oo ahyd ka maamul ahaan mid xil weyn ay iska saaren madaxda kala duwan ee jamacadu ayaa ahaa mid aad loo soo agaasimay meeqaam aad u sareeya ahaa waxaanay barta lagu gudoonsiyey ahmed abdi khaliq bilada hogaaminta jamacada xafladan oo ku soo dhamaatay damaashad aad looga dhex dareemayye ay somalidu aad ula dhacsanayd in ay hoganka jamacada iyagu gacanta ku hayaan .
Waxaanu madaxweynaha jamacada Islamic in uganda union uu shabakada SDN halka ku gudoonsiyey xubaha dowladiisa uu soo dhisay si ay ugu baahiso waxay ahyd sidan tan xubnaha dowlada madaxweynaha jaamacada Islamic university in uganda .
1: presdent ururka ardayda jamacada Islamic university in uganda Md presdent ahmed abdi khaaliq
xubnaha kale sida vice presdentga waxa uu ka socda south africa
secretry malawi , speaker kenya , first laddy tansania,
Hadabo waraysi cod ah oo aan idinka diyaarinay madxweynaha jamacada Islamic university interanational student union wxaanu idin soo gudbin doona goora soo socda .
Wabailaahi towfiiq
kala xidhiidh presdent ururka ardayda calamaiga ah jamacada islamic university in uganda Md ahmed abdi khaaliq ciwaanadan hoos ku qoran
BECHELOR OF ARTS IN SOCIAL SEINCE
Presdent (IUISU) Md ahmed abdi khaaliq
Wariye khadarbitijoor@hotmail.com
+256791661106
SDNNEWS /UGANDHA /KAMPALA
OFFICE UGANDHA