Daawo Wefti ka Socda Dawlada Itoobiya oo Socdaal Hawleed Ku Yimid Somaliland
Berbera 26.April (SDN) Wefti ka socda Dawlada Itoobiya ayaa maanta ka soo degay Madaarka Magaalada Berbera iyadoo lagu wado inay ka qayb galaan shir lagaga hadi doono Xidhiidhka Labada Wadan ee Somaliland iyo Itoobiya .
Weftigan Waxaa ku Qaabilay Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Berbera Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibada,Maamulka Gobolka Saaxil,iyo Ka Degmada Berbera.
Berbera SDN.
Qurbejoog.com