|

Guddomiyaha dalada guud ee ardayda somaliland dalka ugandha gudi cilmi badhis ah oo sagaal xubnood ah magcaabay yaa ka mida xubnahaas !!!!!

Kampala SDN) Gudomiyaha guud ee ardayda reer somaliland ee dalka ugandha ayaa waxa uu na soo gadhsiiyey warsaxafadeed uu ku magacabay gudi ka kooban sagaal xubnood oo cilmi baadhis jamacadaha kala duwan eee ardayad reer somaliland wax ka bartaan , ay ka soo samayndoonan xaaladooda iyou kuur galba ah midaas oo sida uu gudomiyhu noo cadeeyey ay uga dan leyiiin sidi marka hore madaamo ay yihiin hogaanka ardayda jamacadaha ugandha ee somaliland inay xaladooda soo ogaadan mida kale gudidan ayuu gudomiyuhu mar uu sharax ka bixinayye waxa uu sheegay inay kalo ay qaban doonan sidi ay usoo samayn lahayeen xog rasmiya oo ka turjumaysa ardayda reer somaliland .

Dhanka kale waxa uu gudoomiyhu sheegay marka ay war bixintaasi soo dhamaato inay uu gudbi doonaan sidi ay isku xidh rasmi ah ula samayn lahayen ardayda reer somaliland ee dalka ugandha ,iyo kuwa dalka usoo waxbarasho doonanayaba sidi ay ugu iman lahyen si laga war qabo information badan looga siinlaha dhibaatoyinka iyo xog laanta ay la yimaadan dalka ugandha .

Sigo Guddomiyuhu hadalkiisa sii wata waxa uu inta ku daray inay hadadanba howgalyaan gudidan ka kooban sagaalka xubnood oo ka kala socda dhaman ardayda jamacada kala gadisan kuwaas oo howsha sida ugu dhaqsaha badan ka soo saari doona ma ka keeni doono xog dhab oo dhan walba leh ,oo lagu caawinayo ardayda jamhuriyadada somaliland .

Hadabo gudidan sagaalka xubnood ah iyo jamacadaha ay ka kala socdan waakuwan .

CAWIL AHMED MOHAMUD Jamacada kampala university ( KU)

IBRAHIM ABDI JAMAAC Jamacada KIU

ABDI RAXAMAN ALI KAAHIN CAVEN

FUAAD YUUSF XARRIR CAVEN

SHABCAAN AHMED CUMAR KIU

RUQIA XASHI MOHAMED KIU

MOHAMUD MOHAMED GAAS KIU

ABD RISAAQ SICIID FARAS KIU

ABOKR MOHAMED SETII lrance

Wabailaahi towfiiq

Gudomiyaha dalada guud ee ardayda jamhuriyada somaliland

Saleeban abdi xusein

+256792300737

(usolsa)

khadarbitijoor@hotmail.com

+256791661106

OFFICE UGANDHA

SDNEWS

Comments are closed