|

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Maanta Furay Talaalka Cudurada Dilaaga ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.April (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Magaalada Hargaysa ka furay Ololaha Todobaadka Cidhibtirka Cudurka Dabaysha iyo Shanlaha oo ah Qorshe Cusub oo Wasaarada Caafimaadku kula tacaalayso Cudurka Joonis Cadka .

Munaasibada Ku dhawaaqida Ololahan oo lagu qabtay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa Waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland iyo Madax ka tirsan Hay’adaha UNICEF,Iyo WHO.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Talaal24(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed