DAAWO Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlaya Aragtida Somaliland ee Wada Hadaladii Turkiga
Ankara 14.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Sheegay in Go’aamadii ka soo Baxay Wada hadalkii Somaliland iyo Somalia ay ahaayeen kuwo faa’iido u ah Somaliland, Waxaa kale oo uu ka hadlay Xidhiidhka Qotoda dheer ee u dhexeeya Somaliland iyo Turkiga .
Ankara SDN.
qurbejoog.com