|

Gollaha degaanka Hargeysa oo doortay Mayor cusub

Hargeysa April 14,2013(SDN)-Gollaha degaanka ee caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maanta fadhi uu isugu yimi ku doortay Moyar cusubka dib kolkii uu Duqii hore ee magaalada uu dhawaan geeriyooday.

Fadhiga ay maanta isugu yimaadeen oo ay ka soo xaadireen 23 ka mida ah 24 xildhibaan ee caasimada ayaa wax agoobjoog ahaa wasiirka wasaarada Arrimaha Guddaha ee Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur.

Xildhibaanada Gollaha degaanka hargeysa ayaa cod aqlebiyada ku doortay Xildhibaan Soltelco.

Faahfaahinta iyo codadka masuuliyiintii halkaa ka hadashayna goor dhaw filo

 

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed