|

Qaybtii labaad ee kulanka labada guddi farsamo ee wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya ayaa iminka si rasmi ah uga socda magaalada Istanbuul wax yalaha laga hadlayo ee heshay qurbejoog

ISTANBUL  12April 13 (SDN) Qaybtii labaad ee kulanka labada guddi farsamo ee wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya ayaa iminka si rasmi ah uga socda magaalada Istanbuul wax yalaha laga hadlayo ee heshay qurbejoog wariye ka tirsan shabakada ayaa waxa u xaqiijiyey xubin ka tirsan labada wafdi in waxyalaha laga hadlayo anay ku jirin Aqoonsi somaliland la siyo iyo midnimada somalia wax la goaan saday in laga hadlo Iskaashiga labada Maamul iyo sidii loola dagaalami lahaa argagaxisada . waxa kale oo la filayaa in labada madaxwayne ay maanta soo gadhaan heeshis la mida heeshiskii puntaland iyo dawlada Fedralka somaliya oo kale la kala saxiixdo.

LA SOCO WAXII WARA EE KA SOO BAXA

qurbejoog.com

Istanbul ,

Comments are closed