War Deg Deg Ah: Shir Hordhac ah oo maanta Istanbul uga furmay Somaliland iyo Soomaaliya Xubnaha Labada Dhinac
London 12April 13(SDN) Shir hor dhac ah oo lagu diyaarinayo ajandeyaasha wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee heer madaxweyne ayaa maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga iyo madaxwaynaha Somaliland iyo Somaliya oo la filayo inay bari soo gadhaan Ankara:
Shirkan waxa lagu saaray Guddi ka kooban min shan xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana shirkan gudoominayay saraakiisha wasaarada khaarajiga Turkiga ka tirsan.
Gudida Somaliland
Standbul(GGN) Shir hor dhac ah oo lagu diyaarinayo ajandeyaasha wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee heer madaxweyne ayaa maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Shirkan waxa lagu saaray Guddi ka kooban min shan xubnood oo ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana shirkan gudoominayay saraakiisha wasaarada khaarajiga Turkiga ka tirsan.
Gudida Somaliland
Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar (Guddoomiye)
Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan
Wasiirka shaqadda Maxamuud Barre (Garaad)
Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe
Gudida Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha C/Kariim Guuleed (Guddoomiye).
Wasiirka Madaxtooyadda Faarax Sh. C/Qaadir
Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil Xubin Baarlamaan.
Maxamuud Xayir Xubin Baarlamaan
Khaalid Cumar Cali Xubin Baarlamaan
Wasiirka Arrimaha dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar (Guddoomiye)
Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan
Wasiirka shaqadda Maxamuud Barre (Garaad)
Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe
Halkan ka dawao Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo sharaxaya qaabkii maanta u dhacay wada hadalka
Comments are closed