|

Uhurru Kenyatta Oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimo ee dalka Kenya Yaa Ka Qeybgalay?

Nairobi April 09 2013 (SDN)— Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socota xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhurru Kenyaata iyadoo si weyn xaflada loo agaasimay.

Hoolka Kasarani ee Magaalada Nairobi ayeey ka socotaa xaflada iyadoo siweyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Nairobi,Madaxweynaha iminka talada wareejinaya ayaa ku sugan madasha iyo madaxweynayaal iyo marti sharaf kale.

1. H.E. Mr. Hailemariam Desalegn – Ra;isul Wasaaraha dowlada Federaalka Itoobiya ahna Gudoomiyaha la doortay ee Midogw Afrika

2. H.E. Mr. Ismail Omar Guelleh -Madaxweynaha dalka Djabuuti

3. H.E. Mr. Hassan Sheikh Mahmud – Madaxweynaha qaranka Soomaaliya

4. H.E. Mr. Salva Kiir Mayardit – Madaxweynaha dalka Koofurta Sudan

5. H.E. Mr. Yoweri Kaguta Museveni – Madaxweynaha dalka Uganda (COMESA))

6. H.E. Mr. Jakaya Mrisho Kikwete – Madaxweynaha dalka Tanzania

7. H.E. Robert Mugabe – Madaxweynaha dalka Zimbabwe

8. H.E. Jacob Zuma – Madaxweynaha dalka South Africa.

9. H.E. Paul Kagame – Madaxweynaha dalka Rwanda

10. H.E. Jonathan Goodluck – Madaxweynaha dalka Nigeria

11. H.E. Ali Bongo Ondimba – Madaxweynaha dalka Gabon

12. H.E. Joseph Kabila Kabange – Madaxweynaha dalka Republic of Congo

13. H.E. Abdelilah Benkirane – ra’isul Wasaaraha Morocco

14. H.E. Abelmalek Sellal – ra’isul Wasaaraha Algeria

15. H.E. Dr. Hisham Kandil – ra’isul Wasaaraha Egypt ama Masar.

Wafuuda Gaarka ah

1. H.E. Danny Faure -Madaxweyne kuxigeenka Seychelles

2. H.E. Mr. Terence Sinunguruza -Madaxweyne kuxigeenka Koobaad ee Burundi

3. Rt. Hon. Khumbo Kachali -Madaxweyne kuxigeenka Malawi

4. Hon. D. Guy Scott – Madaxweyne kuxigeenka Zambia

5.Hanna Serwaah Tetteh – Wasiirka Arimaha dibada iyo xariirka caalamiga ah ee Ghana

6. H.E. Suhail Mohamed Faraj Fares Almazrouei -Wasiirka Tamarta UAE

7. H.E. Zhang Baowen – Gudoomiye kuxigeenka aqalka Congress China

8. H.E. Chonung Byoung gug -oo matalaya madaxweynaha Korea – kana tirsan barlamaanka horeyna u ahaa wasiirkii Dhaqanka iyo Ciyaaraha

9. Mrs. Mmasekgoa Masure-Mwanba -kuxigeenka Xoghayaya Uruurka Commonwealth

10. H.E. Dr. Nkosazana Dlamini Zuma – Gudoomiyaha haatan ee midowga Afrika

11. H.E. Sindiso Ngwenya – Xogahayaha Guud ee COMESA

12. Amb. Paulo Cordeiro de Andrade Pinto -Wasiirka Xariirka Caalamiga ah ee dowlada Federaalka Brazil

13. Ambassador Maria de Lourdes Aranda Bezaury – Mexico

Comments are closed