Siyaasiga reer Jabuuti ee Cabdiraxmaan Cadhoole oo nooga waramay Wadaaado lagu Maxkameedeenayo Jabuuti iyo Mucaaridka Jabuuti oo Baarlamaan ku dhawaaqaya(DHEGEYSO)
Ottawa April 03,2013(SDN)-Siyaasiga caanka ah ee reer Jabuuti Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa somalidiasporanews.com uga waramay Wadaado sadex ahaa oo hore Maxkamad Jabuuti ku taal ay xukun laba sanadooda ugu riday oo berito racfaan ay xukunkaa ka qaateen la dhegeysanayo.
Siyaasigan mucaaridka Qurbejooga Jabuuti ka mid ah ayaa nooga waramay xaalidihii u danbeeyay ee siyaasada cakiran ee Jamhuuriyada Jabuuti.
Sidoo Kale Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole waxa uu ka waramayaa Dibedbaxyo isdaba jooga oo ka socda guddaha Jabuuti iyo Qurbahaba oo shacabka reer Jabuuti ay ku dalbanayaan isbedel siyaasadeed oo dalkooda ka hir gala.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cadhoole.MP3″]
HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA XUSEEN CABDIRAXMAAN CADHOOLE
SDN-Ottawa
contact@somalidiasporanews.com