|

Hargeysi Lafihii Dadkeeday Ku Dul Dhisan-tahay,Cali Guray “DHAGAYSO”

Hargaysa  02.April {SDN}   Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa Cadeeyay  in Xisbi ahaan ku Taageersan yihiin Xukuumada talada haysa wada-hadalada dalka Turkiga ku dhex-maraya Somaliland iyo Somalia,Waxaa kale oo uu Xusay inay soo dhawaynayaan Safarkii uu Madaxweyne Axmed  Maxamed Maxamud Siilaanyo ku tagay Imaaraadka Carabta.

Cali Guray waxa uu hoosta ka xariiqay in Hargeysi ay ku dhisan tahay Lafihii Dadkeeday,Taas oo aanay Waxba ka bedeli Karin sida uu Yidhi  Inan London tagay iyo Mid Turkiga tagay, balse ay tahay go’aanka Shacabka Somaliland .

Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid waxa uu hadalkan ka Sheegay mar uu maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa hadalkii Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf {Cali Guray} iyo Su’aalihii ay Warfidiyeenadu Madashaasi ku Weydiiyeen ee Dhagaysi Haboon.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CaliGuray1.mp3″]

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed