|

Shuucuubta reer Jabuuti oo isu soo bax looga soo horjedo Xukuumada Jabuuti Canada ku qabtay(DAAWO SAWIRADA)

Ottawa April 01,2013(SDN)-Qurbejooga reer Jabuuti ee dalkan Canada ayaa isu soo baxyo ay ku horqabteen aqalka Baarlamaanka dalkan iyo safaarada Mareykanka ee Ottawa waxa ay ku dalbadeen siideynta maxaabiis siyaasadeed oo u xiran dawlada Jabuuti iyo isbedel siyaasadeed oo dalkaa ka hirgala.

Comments are closed