|

Afaheeynka Mucaaridka Jabuuti Daahir Axmed Faarax:Shalay maanta ma aha,Hawaa Caasimada Martay,waana Hawo isbedel,mid noqoneysana ma aha(DHEGEYSO)

Jabuti Feb 24,2013(SDN)-Afhayeenka Isbaheysiga Mucaaridka Jabuti ee USN Md Daahir Axmed Faarax oo isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga MRD oo hore looga mamnuucay Jamhuuriyada Jabuuti ayaa wareysi uu siiyay shebekedda Qurbejoog.com waxa uu uga waramay dib ugu noqoshada uu Jabuti dib ugu noqday mudo dheer oo uu qurbaha joogay dabadeed.

Sidaas oo kale waxa uu Md Daaf nooga waramay cida gacanta ka siisay dib ugu noqoshada dalka iyo waxyaabihii uu Dalka iyo dadka kala kulmay.

Mudane Daahir Axmed Faarax waxa uu sidoo kale faahfaahin ka bixiyay Doorashooyinkii Baarlamaanka Jabuuti ee dhawaanta dalka ka dhacay iyo dooda mucaaridka ee ku shubashada.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/daaf.mp3″]

Comments are closed