|

Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay in tabarada la siinayo Ciidamada dowladda loo soo wareejiyo Muqdisho

Kampala Feb 14 2013 (SDN)— Madaxda Midowga Yurub oo kadigay tababarada ciidamada Soomaaliya loogu sameynaayo dalka Uganda in loo wareejiyo Soomaaliya. 

Sida uu Taliyaha Hogaaminaya howlgalka iyo tababarada ciidamada Soomaalida ee Midowga Yurub Gen,Gerald Ahern uu sheegay isagoo kahadlayay kulan ay wasiirada difaaca midawga yurub ku lahaayeen dalka Airland ayaa sheegay inaan lagu fududaan in loo wareejiyo ciidamada tababarka ah dalka Soomaaliya oo amnigeeda aan si buuxda leyskugu haleyn Karin. 

Taliyaha ayaa sheegay in tababarka intiisa badan uu kasocdo dalka Uganda iyadoo ay saraakiil ajaaniba ay tababarayaan ciidamada Soomaalida sidaa darteed looma baahna in loo wareejiyo soomaaliya ayuu dhahay taliyaha qeybta howlgalada iyo taba barada midawga yurub uqaabilsan Soomaaliya.

Comments are closed