|

Dowladda Sweden oo ciidamo u soo diraysa howlgalka ladagalanka Burca badeeda

Stockholm Feb 01 2013 (SDN)—Xukumadda Sweden ayaa qaraar ku gaaraty in 260-askarta wadankasi  ah ay kusoo biiriso ciidamada Midowga Yurub ee howlgalka ladagalnaka burcadbadeda Soomaaliya kawada biyaha gobolka.

Sweden ayaa arintaani ogolaanshiyo uga haysata golaha amanka ee Q,M tan iyo sanadii 2008-di.

Wasiirka Arimaha dibada wadanka Sweden Carl Bildt ayaa shegay in dhibatada koxda burcad badeda somalia ay sii dheertahay wadciga biniaadanimo ee ka jira dalka somalia ay dawlada swedan u istaagtay sidi ay uga qeyb qadan lahayd dadaalada besha calamka ay ku bixinayaan ka hortagista dhibaatooyinkasi.

Maraakibta dagaal ee swedan oo ay wehlinayaan diyaradaha qumaatiga u kaca ee helkobtariska ayaa hawgalka ladagalanka burcad badeda Soomaliya ka mid noqon doona bisha april ee sanadani.

SDN-Stockholm

Comments are closed