|

Gudomiyaha xisbiga wadani ee dalka ugandha abdiskakur maxamed warsame (dhoolayare) oo cadeeyey inuu iska casilay xilki uu xisbiga wadani uu hayey isaga iyo tagerayashiisuna uu diga rogteen xisbiga ucid

 

(KampalaSDN)

. Gudomiyaha xisbiga wadani laantiisa dalka ugandha abdi shakur Mohamed warsame (dholayare) ayaa waxa uu cadeeyey somalidiasporanews mar uu kula soo xidhiidhay khadka telephonka inuu ka baxay xisbiga wadani una diga rogtay isga iyo tagerayashiisa badan ee uu xisbiga wadani ku leyahay dalka ugandha manta laga bilaaban uu galay isaga iyo tagareayashiisu xisbiga cadalada iyo daryeelka ee ucid . Hadabo isgao hadalkiisa sii wata gudomiye abdi shakur ayaa waxa yidhi waxa igu kalifaya markaan arkay waxyaabo badan oo ka xisbi ahaan ku gadaaman aanan gartay in aan ka sii mid noqon Karin aniga iyo tagareyasha xisbiga oo aad uu badan aan goaan ku gadhay ina aan uu diga rogano xisbiga cadalada iyo daryeelka maanta laga bilaaban aan la shaqayn doono hiil iyo hoona an la garab taganahay . Waxaan halkan ka salamaya gudomiyaha xisbiga ucid Eng faysal ali warabe iyo musharax madaxweyne Jamaal ali xusein iyo ku xigenka musharaxa madaxweyne iyo madaxda laanta xisbiga ucid dalka ugandha ayuu hadalkiisa ku soo afmeeray . WARIYE KHADAR BITIJOOR khadarbitijoor@hotmail.com +256791661106 Office kampla SOMALIDIASPORANEWSnews

Comments are closed