Jaaliyadaha Djibouti iyo Somaliland ee Ottawa oo qabanqaabo balaadhan ugu jiira baroordiiq loo sameynayo marxuun Jaamac Maxamuud Xayd
Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Jaaliyadaha Djibouti iyo Somaliland ee Ottawa iney ka so qeyb galaan baroordiiq loo sameyn doono alle ha u naxariistee gudoomiyihii bangiga dhexe ee Djibouti marxuun Jaamac Maxamuud Xayd. Jaamac qabriigiisa ilaahey ha nuure wuxuu ahaa shaqsi xushmad iyo maamuus weyn ku lahaa Djibouti iyo mandaqadda geeska afrika oo dhan, guulo wax ku ool ahna u soo hooyey dalkiisa iyo shacabweynaha reer Djibouti. Madaasha baroordiiqda waxaa lagu soo bandhigi doona taariikh nololeedka Jaamac Muxumed Xayd iyo kaalintii wayneyd ee uu ka qaatey horumarka dhaqaale iyo bulsho ee dalka Djibouti.
Location and Time; Ottawa City Hall, 110 Laurier Avenue West
Sunday, February 3rd, 2013 at 5pm
Contact; Abdiqadir Sonkorleh : (613)600-9059
–––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––––
Ottawa Djibouti and Somaliland communities to hold a memorial for the great Jama Maxamud Xeyd
On Sunday, February 4th, members of the Djibouti and Somaliland diasporas in Ottawa will hold a remembrance ceremony to honour the late Jama Maxamud Xeyd, former governor of the Djibouti Central Bank. Jama Xeyd lifestory and his tremendous contribution to Djibouti social and economic success will be highlighted by those of us who knew him on a personal note or worked with him during his fifteen years tenure as Djibouti top banker.
Location and Time; Ottawa City Hall, 110 Laurier Avenue West
Sunday, February 3rd, 2013 at 5pm
Contact; Abdiqadir Sonkorleh : (613) 600-9059
Des préparatifs d’envergure à Ottawa pour honorer la mémoire de Djama Mahamud Haid
Les communautés djiboutienne et somalilandaise d’Ottawa vous invitent à une cérémonie de prière et de souvenir à la mémoire de Djama Mahamud Haid. L’ancien gouverneur de la Banque Centrale de Djibouti a été sans conteste un des piliers du développement économique et social de Djibouti durant ses quinze années à la tète de la Banque Centrale. La perte de cet homme d’Etat visionnaire et bourreau de travail doté d’un caractère généreux a été durement ressentie à Ottawa. Amis et anciens collaborateurs de Djama Mahamud Haid partagerons leurs commentaires sur la vie, carrière et principales contributions de l’ancien gouverneur.
Location and Time; Ottawa City Hall, 110 Laurier Avenue West
Sunday, February 3rd, 2013 at 5pm
Contact; Abdiqadir Sonkorleh : (613)600-9059