Ghana oo 1-0 Ku Saloolatey Mali Iyo Mubarak oo Ilaahay Baa Weyn Lagu Ganaaxay-Allah Is Great) Cup Of Nation (By Jaahuur)
Port Elizabeth Stadium-South Africa-Jan-24-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhex martey Xulka Ghana iyo Xulka Mali kana tirsaneyd Koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation)
Haddaba laban xul oo katirsanaa (Group B) ayaa hulka mali rajadoodu aad u liidataa bacdamaa ciyaartii aay ciyaartii horeĀ bar-bardh galeen.
Saaxiibayaal ciyaatan oo aad u xiisabadneyd labada xulna ciyaar nadiif ah soo bandhigeen ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u farabadan iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac oo turubooyinkooda aan kalago lahayn.
Ciyaartan oo ku bilaabantaysi xiise leh ayaa daqiiqaddi 38-aad ee qey btii hore ee ciyaarta Ghana waxay heshey (Penalty Ama Rigoore) waxaana si xalad leh u dhaliyey Mubarak Wakaso waana goolka kaliya ee ay uga badiyeen Xulka Mali.
Haddaba Asxaabtay Mubarak Rigoorihii markii uu dhalayey ayaa farxaddii funaanaddii hoose banaaka soo dhigey waxaana ku qornaa (Ilaahay Baa Weyn-Good Is Great) waxaana loogu abaalgudey digniinta jaalaha ah iyo ciyaata soo socota oo laganaaxey.
Sharciga Fifa ayaa dhigayaa ciyaayahankii ku kaca ciyaarta dhexdeeda inta ay socoto xag Diin iyo xag siyaasadba inuu muteysan doono Ganaax,gunaanadkii ciyaarta Ghana-1- Mali-0.
W/ qorey Jaahuur
qurbejoognews.com