DAB AAD U WEYN OO KA KACAY XAAFAD KA MIDA XAFADAHA AY SOMALIDU DAGTO OO KA TIRSAN SOUTH SUDAN
(KampalaSDN)Waxa habeenki xalay ahaa dab weyni ka kacay xafada konyokonyo oo ay dagan somalidu iyo dadka ajanibka ahi dabkan oo ilaa had aan la garanayn sababta keentay ayaa waxa gubtay hanti badan oo ay lahayeen dadka xafada ku dhaqan sidaad hadabo ka aragtaan sawirada dalka juba ayaa ah dal hada cusub ama helay aqoonsiga uu kaga goay dalweynihii laysku odhan jiray sudan
Dhanka kale dabkan ayaa waxa uu khasaare gadhsiiyey bararkii ugu waa weyna dalka juba oo dhmaan shuf beelen dhamaan ,wxii ay hanti lahayeena ay dhulka la danbasoben.
Hadabo ilaa had ayaana la cadayn karin khasaaraha somalida ku dhaqan xafada soo gadhay,dalka south sudan ayaa waxa ku sugan somali badan oo aad uga ganacsata iyago ay qaar kood ku jiran ganacsigakaalinta koobad amaba ay ugu horeyaan waan dal fursado badani jiran
Hadabo waxa uu dabku ka kacay ugu horeyn CLUB halkaas oo markii danbe dhaman xafada uu dhadhow ku fiday .
Ma jiraan wax dhimasha ah ama dhawaca oo ilaa hada la soo sheegay oo soo gaadhay dadka meeshaa joogay
dhanka kale qasaara ha ayaa waxa uu soo gaadhay goobo ganacsi oo u dhawaa club ka waxaana goobahaa looga ganacsadaa qalabka dhismaha nooc yadiisa kala duwan goobaha dhibtu soo gaadhay ayaa intooda badan waxa ay ka samay san yihiin jiingado
ilaa iyo hada lama hubo qasaaraha soo gaadhan ganac satadaa inta uu dhan yay
ganac satadu waxay u badan yiin ajaanib ka soo kala jeeda dalka sudan _darfuur iyo ereteriya somali
Hadabo sawiro iyo habka uu dabkani khasaarah uu gaystay naga dhowr
kala soco warkan iyo kuwo kale oo badan warqabaka south sudan
dalka : juba _ south sudan
OFFICE SDN south sudan