|

DHAGEYSO: Qeybtii Labaad Wareysi Madaxweynaha Soomaaliya uu uga hadlayo Arrimaha Jubooyinka, Al Shabab iyo weerarkii Buulo Mareer

Washington Jan 18 2013 (SDN)- Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qeybtii labaad Wareysi uu Madaxweynaha Soomaaliya siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da.

Qeybtan labaad Madaxwenuhu waxa uu uga hadlayaa Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka iyo Al Shabaab.

 

Halkan Ka Dhageyso Warseysiga Madaxweyana ee VOA qeybta 2aad

 

Comments are closed