|

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo ka meermeeray sababta dhabta ah ee Ciyaarihii Gobolada dalka Dib ugu dheceen(DHAGEYSO)

Hargeysa Jan 14,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Ciyaaraha Somaliland Md Cali Siciid Reygal ayaa maanta ka hadaly dib u dhac aan hore loo shaacin oo ku yimi ciyaarihii gobolada dalka Somaliland.

HALKAN KA DHEGEYSO OO KA BOGO HADALKA WASIIR RAYGAL

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/raygal.mp3″]

 

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed