|

Dowladda Faransiiska oo Malaayin doolar ugu deeqeysa dadka Soomaaliyeed eek u dhibaateysan Koofurta Somaliya

NAIROBI, Jan 09, 2013 (SDN)- Sida ay qortay wakaalada wararka ee Faransiiska AFP dowladdaFranceayaa balanqaaday dhaqaalo ay ugu deeqeyso shacabka  Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Koofurta Soomaaliya. 

Faransiiska ayaa sheegay in hal Milyan oo Yuuro oo u dhiganta 1.3-milyan oo doolarka Maraykanka ah ay ugu deeqeyso dadka Soomaaliyeed kuwaasi oo ay dhibaateeyeen colaadaha iyo dagaalada. 

Gar-gaakan ayaa gacanta ugalaya hay’adda caalamiga ah ee arrimaha muhaajiriinta ee loo yaqaano International Organization for Migration (IOM) wax’aan uu doobooli doonaa sida qorshuhu yahay muddo dheer. 

Madaxa hay,ada cali cabdi aya shegay in lacagahasi ay ka saaci doonan hay,ada IOM siidi ay xarumo caafimad ay uga sameynsan lahayd soodimaha ay wadagaan somalia ethoipia iyo Kenya oo ah meelaha ugu badan ay ka talaaban somalida isaga baxsanaysa dagalada iyo sameyntii ay gobolada konfurta ku reebtay abartti sanadii 2011-kii. 

Safirka faraniska ee wadanka Kenya Etienne de Poncins aya shegay in lacagahasi ay noqon doonan sidoo kale kuwo wax looga qaban doono siyasada wadanka iyo wadciga dhanka amanka si loogaro dagananshiyo balaaran.

SDN-Nairobi

Comments are closed