Guddomiyaha machadka cilmi badhista dimuquradiyada Somaliland oo tacsi uu diraya muwadiniinti ku geeriyooday shaqaaqadii ka dhacday dunbuluq inta noolna ilahay uga baryay cafimaad sareecan
Guddomiyaha machadka cilmi badhista dimuquradiyada Somaliland oo tacsi uu diraya muwadiniinti ku geeriyooday shaqaaqadii ka dhacday dunbuluq inta noolna ilahay uga baryay cafimaad sareecan (KampalaH)Guddomiyaha machadka cilmi badhista ayaa waxa uu tacsi uu diraya ehelki iyo qaraabadi ay ka baxeen muwadiniinti ku geeriyootay shaqaaqadii dumbuluq ka dhacday ee doorashadii golaha deegaanka ,taas oo ay ku naf waayen dhowr muwaadin halka ay tiro kalna dhawac uu jiifan hadabo waxaan leyahay ilahay samir iyo iiman haynaga siiyo dhamaan teen inta dhimatay inta noolna ilahy ha siiyo caafimad sarecana amiin amiin. Waxa dhanka kale uga soo jeediyey xukumaada Somaliland inay muwadiinta aanay sida howsha yar ugu adeegsan rasaas nool nool ee ay uga wareegan ama isticmaalan habab badan oo ay kaga hortagi karaan arimahan oo kale aduunka waxa loo isticmaala qaabab sahlan oo dhan walba uu fiican ,waayo waxa weeye dadka aad sida sahlan iskaga laynaysan waa muwadiinti bari yo watiga fog difaaci lahaa dalkoda horana uu soodifaacay waa inaad ka waantowdaan sidan axmaqnimada leh ee aadula dhaqmaysaan oo aanay dib uu dhicin waayo inama dheera . Midna komishanka yaan uu soo jeedinaya waa inay marka horab intaan lagu dhawaqin natiijada sidi suldanka guud beelaha somaliland suldan Mohamed suldaan abdi qadir hore uu sheegay, ilaa ay dhan walba ku qancaan natiijada oo marka wax sidan oo kale uu dhacaan lays qanciyo ,hoosna loo eego wax aliyaal iyo wixi tabasha haday jirtana aad loo hubiyo hadii kalena si aaanay midan oo kale inoo soo marin si aan dag dag ku jirin meel lays dhigo . Waxa uu gudoomiyaha machadka cilmi badhistu hadalkiisa ku soo afmeeray ilahya samir iyo iiman haynaga siiyo dhamaanteen inta inaga wada baxday inta noolna ilahay ha caafiyo amiin Wabilaahi towfiiq khadarbitijoor@hotmail.com Guddomiyaha machadka cilmi badhista dimuqradiyadda Horumarka Somaliland KHADAR BITIJOR +256791661106 OFFICE ugandha /kampala