|

Baraamij la magacbaxay Wadaniyada oo laga furay guriga shaqalaha waxa soo abaabulay Abwaan Axda

Hargaysa Dec8/12 (SDN)Waxa maanta lagu qabtay hawlka guriga shaqalaha xaflad aad u balaaran oo loga hadlayo wadaniyada oo lagu wacyi galinayo bulshada reer somaliland oo uu soo qaban qabiyey Abwaan Axmed Cabdilaahi Axda oo ka mida qurbojooga somaliland ee dalkooda dib ugu soo labtay lana yimid fikrad wacan oo dadka lagu barayo wadaniyada , munasabadan ayaa waxa ka soo qayb galy Abwaanin iyo Fananin qarnka oo ka bilabay wacyi galinta Abwaan Axmed oo laha fikradan ayaa ka falawday baramijkan wadanka iyo wadaniga taas uu si qoto dheer uga hadlay, waxa iyaguna goobta ka hadlay Salaadiin Cuqaal iyo Marti sharaf badan waxa kale oo lagu soo bandhigay ruwayad ka tarjumaysa Wadaniyada oo ka qoslisay dhamaan dadwaynahii halkaa isagu yimid .

Hargaysa Qurbojoog

Comments are closed