Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga Africa hanbalyey guusha uu xisbiga ucid ka gaadhay dorashada golaha deegaanka tahniyadna uu diray tageerayasha xisbiga ucid
Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga Africa hanbalyey guusha uu xisbiga ucid ka gaadhay dorashada golaha deegaanka tahniyadna uu diray tageerayasha xisbiga ucid
(KampalaSDN)Guddomiyah xisbiga ucid ee dalka ugandha kampala ahmed abdi Ibrahim oo mar uu waramay shabakada somalidiasporanews ayaa waxa uu ka hadlay arimaha dorashada golaha deeganka ee arbacadii ka dhacday Somaliland ,ayaa waxa uu yidhi aad baan usoo dhaweynayna guusha xisbiga ucid ila hada kalmaha hore kaga jiro dhamaan tirooyinka hor dhaca ah ee ilaa hada komishanka ka soo baxaya isago dhanka kalana hanbalyo uu diray tageeraysha xisbiga ucid ee mar walba la garab tag yihiin hiil io hooba damaana waxaan leyhay meel kasta ood aduunka kaga nooshihiin waad ku mahad san tihiin sidaad ugu codayseen xisbiga ucid .
Dhanka kalan mar uu gudomiyuhu la hadlayey dhamaan madaxda tartamaysha ayuu waxaa uu yidhi waxaan idinka codsanayna inaad ku qanacdaan natiijada dorasha ee la filaayo in bari oo isniin ah komishanku iclaamiyo ,waana in sidi shalay markii aad ku soo baxayseen ururnimada ama xisbinimada aad maantana ugu qanacdaaan waana mid hore laynoogu majeertay waan ogahay inaad arinka wali komishanku iclaminayaan aad aqbali doontaan dhamaanteen.
Dhanka kale gudoomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yidhi shacabka Somaliland waxaan leyahay shacabka karamada leh dalka Somaliland bari ila galbeed waa inaan nabad kawada shaqayna ,oo aan nabada askari kawada ahaana insha laah.
I sago gudomiyuhu sii wada hadalkiisa waxa uu yidhi dhamaam hadaynu nahay dhinacyada ay khusayso dorashadu waa inaan sida la rabo uga wada shaqayna midaas baynu ku gadhi karna yoolkeena oo ah wadan ama dal dimuqradiya oo ay caalamkuna ina eegayaan midaasna waan rumayn doona ilahayna haynagu garab galo.
Waxaanu dhamaan shacabka Somaliland dhaman tood yidhi waad ka soo baxdeen dhmaantiin inad nabada ka shaqaysan oo ku codaysaan taasina waxay cadaatay arbacadii sidaas uu codayseen oo ay si nabad galyo ah inoogu dhamaatay waana wax ilahay loogu mahad naqo .
Waxa kale oo uu ka hadlay in ilaa hadan ay komishanku ay howshooda wataan oo ay uu xaqsooran dhmaan tartamayaasha ilahayna haydinku asturo xilka aad umada uu haysaan ana waan idinku garab taaganahay,waxaanay inoogu dhmaan doonta guul iyo wax laynagu majeerto oo aad idina komishan ahaan tariikhdu idinku xusi doonto waxaan idin leyhay hanbalyo.
Waxa uu gudomiyuhu hadalkiisa ku soo afmeeray ilahay hayna wada guuleyo qadiyada ahaan dhamaan teen umada Somaliland nabada iyo horumarkana ilahay hayno barakeeyo .
Wariye khaddar bitijoor
+256791661106
OFFICE UGANDHA /KAMPALA