War Degdega :Xubno ka mida Gudiga Doorashooyinka oo shegay in Xisbiyada kulmiye ,Ucid ,Wadani AY ku Hogaminayaan Tirada Kursida Dhamaan Gobolada oo Dhan
Hargaysa Dec2/12 (SDN) Xubno ka mida gudiga dorashooyinka somaliland oo an magacooda shegin ayaa waxay noo shegeen in xisbiyada kulmiye , ucid ,wadani ay ku hogaminayaan kurasda dalka oo dhan marka laysku geyey taas oo noqonaysa in sadexda xisbi qaran ay noqon donaan sadexdaa xisbi oo ugu tirida badan .Natijadan ayaa manta waxa ka saluugay ururada xaqsoor iyo rays iyo dalsan iyada oo goobjoog kasta uu saxeexay inta uu helay oo loo gudbiyey datadii uu hely xisbigisii iyo ururkiisa natijadana lagu dhawaqayo maalinta isniinta waxa kale oo la filaya in gudoomiyaha ururka ummada la fialyo in uu shir jaraaid ku qabto xaruuntiisa waxi wara ee ka soo baxa kala soco qurbojoog.com .
Hargaysa.Qurbojoog.