|

Suldan osman abdi guure ayaa waxa noo cadeyey in ilaa hada saadashu tahay xisbiga ucid yahay kaliinta koobad mar aanu khadka mobilka kula xidhiidhnay

 

(KampalaSDN)Waxaanu khadka telphonka kula xidhiidhnay  suldan osman abdi guure oo ku sugan  hargaysa caasimada Somaliland  ee hargaysa anago wax ka weydinay  osman abdi guure oo ka mid ah  dadka siyaasada faleeya  ayaa nooga waramay habka uu socdaan howlaha tirinta codadka ee ka socda xarunta guud ee komishanka  qaranka Somaliland ,ee caasimada Somaliland ,ayaa osman abdi guure waxa uu noo cadeeyey inay ilaa xalay ay ku foognayeen tirinta codadka oo aad uu badan  sida lasaadalinaya xisbiga ucidna ku soo baxayo kaliinta koobaad xisbiag ku soo xigaan yahya kulmiye  inagao ixtiramayna komishaka dorashoyinka  lakiin waa sadasha la hayo ilaa hada.

Mar aanu wax ka weydiinay osman guure    xisbiga ucid  uu ugu horeeyo gobalada soamaliand ayaa waxa  uu noo cadeyey in badana  gobalada dalka oo dhan  uu xisbiga ucid hogaaminayo  sida  tiroyinka hor dhaca ah ee laga helaayo  goablada dalka ama uu kalinta labad qaar galay ,lakiin waxa uu noo cadeyey in xisbiga ucid ku xoogan yahay gobalada hargaysa berbera boorama gabiley xaga uu gobalada kalana uu haysto kalmaha ugu sareeya .

Dhanka kale osman abdi guure waxa uu soo jeediyey xukumaada inay maanta  uu fiican tahay madamo ay tahay dorashadii ugu horeysay ee xisbiga kulmiye qabtay inay amaanteeda iyadu leedahay xumaanteeda inay iyadu korka uu ridanayso ,waana inay dhex uu ahaata xisbiyada iyo ururada uu tartamayaa dorashada golaha deeganka Somaliland waan inay ka fogaata  wixi umada iska horkeenaya dadka ay dantu ka dhaxayso  wax uu dhimaaya ama hanaanka dimuquradiayad ee Somaliland gaadhay.

Dhanka kalana suldan osman abdi guure ayaa  isago ku sugan casaimada hargaysa  ayaa waxa  khadka telephonka kula  xidhiidhay studia shabakada calamiga ah somalidisporanews xafiiskeeda ugandha kampala  ayaa waxa uu noo sheegay in xisbiga ucid yahay xisbiga kali ah ee hogaminaya  kaliinta koobaad  sida  aanu ka helayso ilo lag kalson yahay lakiin aan wali ahayn arin xaga komishanka ka soo baxay  waxase soo baxaya in ucid  ilaa hadana uu codadka hor dhaca ah kaliinta koobad kaga jiro xisbiga ucid halka uu kalinta labaadna  ka galay xisbiga kulmiye  ,waxaanu raaciyey in hada waxa la sugaaba ay tahay inta komishnaka dorashooyinku kaga dhawaaqayan natiijada kama danbaysta ah  iyado hadadan ba ay gabogabo ku dhowdahay .

Dhanka kale  osman abdi guure waxa uu dhamaan tagerayasha xisbiga ucid  leyahay hanbalyo sida fiican ee aad xisbiga uu codayseen codkiina iyo laxadkina  waa kaga midho dhaliseen  codadka tirintooda gabogabo lagu jiro waxaan idin leyahay hanbalyo in ay guul inogu dhamaato.

Dhanka kalan waxa uu soo jeediyey suldan  osman abdi guure  dhamaan inay nabadu Somaliland oo dhan u wada dan tahay nababadana in  lawada ilashado shacab iyo xukumaad  ba  waa mid  wajib ah ,komsihankana waxa uu soo jeediyey inay ilaa imika ay howsha si fiican uu socto dhamaana ay dhex dhexaad uu haadan tartamayasha  ayuu hadalkiisa ku so oaf meeray suldan osman abdi guure oo ka mid ah xubin xisbiga ucid  uu jooga komishanka dorashoyinka.

 

Suldan osman abdi guure

Wariye Khadarbitijoor
Web:somalidiasporanews:
Email Khadarbitijoor@Hotmail.Com
Tel:+256791661106 ama 00256791661106

 

OFFICE /UGANDHA 

Comments are closed