|

Gudoomiyaha garabka Haweenka Ururka Xaqsoor ee London oo u baqday Tagerayashoda inay si dacada codkoda u siyaan Ururka Xaqsoor

London Nov 28/12 gudoomiyaha garabka haweenka ee london marwo Rooda Osman Mustawi ayaa ugu baqaday shacabka somaliland ee au dorashada si nabad galya uga qayb galaan waxa kale oo ay ku baqday inay codkooda siyaan tageerayasha xaqsoor waxa kale oo ku tilmaamtay dhacdadii loo gestay gudoomiye ku xigeenka xaqsoor cali sandule wax laga xumaday iyada oo u baqday in nabad galyada la ilaaliyo.

 

London Qurbojoog

Comments are closed