|

Tagerayasha Ururka Wadani oo maanta isku dhac ku dhexmaray Dhalinta Xafada Maxamed Mooge oo aan laga tagersanay ururka wadani

Hargaysa Nov 24/12 Tagerayasha ururka wadani ayaa saka waxa lagala hor yimid buuq iyo qaylo markii ay olalahooda ka bilaabeen xaafada Baxamed Mooge ee dagmada Maxmuud Haybe dhalinta oo aad buuq iyo dhagax ugu turaysa murashax ka sharaxan golaha deeganka ee ururka wadani.

Taagerayasha ayaa markii danbe ka baxay xafada Maxamed Mooge , waa markii u horaysay ee casimada Hargaysa lagaga mudaharaadourur siyasadeed ,waxa kale oo laga shiday ururka wadani xafada Xidigta oo iyana ka tirsan xafada Maxamed Mooge waxii wara iyo sawiro waan idiin soo gudbinaynaa hadii alle ogolaado.

Hargaysa Qurbojoog

Comments are closed