|

AQOONYAHAN FUAAD YUSUF XARIIR SULDAN OO IN BADAN KA SOO SHAQEEYEY waxbarshada somaliland oo noogu martiya BARNAAMIJ GAAR AH

AQOONYAHAN FUAAD YUSUF XARIIR SULDAN OO  IN BADAN KA SOO SHAQEEYEY waxbarshada somaliland oo noogu martiya  BARNAAMIJ GAAR AH

(KampalaSDN) fuaad  yusuf xariir suldaan 

waxa uu ku dhashay  caasimada hargaysa  1984  waxa kale oo uu waxku bartay  oo uu kabilaabay gobalka hargaysa siiba gabiley isago  shahaadoyinka kala duwana ka soo sameyey caasimada  hargaysa oo uu ka soo jeedo  isago shahaado kale  sameyey English  oo uu bare uu haa john oo aad looga aflaxay ,isago waxbarshadiisa sare  ka dhameyey hargaysa  dugsiga sare M M ALI .

Waxaa kale oo uu wax ka soo dhigay dugsiga sare salaxley  schools oo uu marna  maamule ka haa   arday badana ka soo  aflixiyey hadabo  fuaad waxa uu hada  shahadada digriga ka sameeya jamacada magaceeda layidha  kampala international university  halkaas oo  ka mid yahay ardayada wax ka diyaarisa jamaacda kiu .

Hadabo mar aanu weydiinay fuaad facultga uu sameeyo hada ayaa waxa uu yidhi marka hore wxaaan aad uu mahad naqaaya shabakada caalamiga ah ee togaherernews  gaar ahaan wariyaha khaddar Mohamed nour (bitijoor) oo dadaal adag uu ugu jira sida  uu dadkiisa uu  warar badan ugu soo gudbin lahaa shacabkiisa ,hadaan inta ku dhaafo waxaan diyaariya  shahadada digre  fucultiga  devlepment statics .

F u aad  ahaa ama in badan ka soo shaqeeyey waxbarshada somaliland gaar ahaan deegaanka gaarodi ama salaxley oo uu ka soo haa bare ama macalin wax badan ka caawiya ardayda deegaanka  hadana laga dhigay  mudo yar  ka horna laga dhigan gudoomiyaha waxbarshada sallaxley oo isla markiiba uga soo baxay ugandha kampala oo soo waxbarsho doontay  ,mar aanu weydiinay siyaabaha uu uu shaqayn jiray ,ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaamay Md FUAAD  waxa uu yidhi waallal  khaddar bitijoor waad mahad santahay waxaan ka soo shaqeeyey deeganaka sallexley dhanka horumarka waxbarshada oo aan soo saaray arday lagu qiyaaso 240 arday waxaan ka soo shaqey ey in badan ,waxaan kale  mudan inana halkan uga mahad naqo qurba joogta  deegaanka oo ay uu horeyaan  dhamaan qurba joogta deegaanka  rag iyo dumar ,waxa kale oo iyana mudan in aan xuso adbi kariin Mohamed iid  oo degaanka wax badan ka soo qabtay  haday tahay libery uu dhisay ardayada isago dhanka kalana ku cawiyey computer iyo netka oo in badan ka caawiyey  deeganka salaxley.

Halkaas oo  sheegay fuaad in ay arday badan ku baray qalabka ay telesom ama abdi kariim Mohamed iid  ugu deeqay ahna mid mudan lagu amaano abdi kariin Mohamed iid

Dhanka kale mar uu ka jawaabayey suaal kale oon weydiyey oo ahayd  meelaha uu ka soo shaqeeyey waxa ku jawaabay,waxa uu shaqadaydii ugu horeysay gobolka maroodi jeex    kana qayb qaatay koru u qaadiday tacliinta dayarta  oo uu ka furay dugsi la odhan jiray middle east uu ka haa mamule  midkaas ooy ka qalin jabiyen arday lagu qiyaaso 260 oo luuqada English.

Mar labaad  waxa uu noqday logistic affice iyadoo uu la soo shaqeeyey  inter peace oo uu ka soo shaqaynayey sanadiihi kala haa 2008 2009  2010 , waxa kale oo la soo shaqeeyey ururka samao falka ah ee gaaroodi oo amaan badan uu hayo ahna  mid lagu amaana isago sheegay inuu kala soo shaqeeyey xaga waxbarashada deegaanka sallaxley,halkaas oo ilaa ka soo gadhay mumulaha dugsiga sallaxley,waxaanu kale oo xusay oo uu mahad naqay wasaarada waxbarshada somaliland gaar ahaan wasiirka waxbarshada somaliland ayuu hadalkiisa ku soo afmeeray.

Wabilaahi towfiiq

 

Email xariir2020@gmail.com

Mobilka kala xidhiidh +256793375184

 

Xafiiskasomalidiasporanews ugandha /kampala

Wariye khaddar bitijoor

khadarbitijoor@hotmail.co

+256791661106

 

 

Comments are closed