|

Ururada Somaliland ee Uk oo Casho Sharaf u Sameyey Wasiirka Madaxtoyada SomalilandMudane XIrsi iyo wasiru dawlaha Maaliyada Cadaani

London Nov10/12 (SDW) Madaxda Ururada Jaaliyada Somaliland ee ka hawl gala wadankan uk aya waxay xaflad casho sharafa ay ku soo dhawaynayaan Wasiirka Madaxtoyada Mudane Xirsi oo dhawaan boqasho ku yimid wadankan uk iyo wasiiru dawlaha maaliyada xafladan aya waxa iska ka shaday ururka Marwo ee ,Somalilad Global Unity,West London Somaliland Community iyo ururka Haya ,Xafladan oo mid ada u heer saraysay aya madaxda ururada ayaa soo dhawayey wafdigan ugana waramay xalada ururada somaliland ee ka jira wadankan iyo wax qabadka ay u qabtaan wadankoodii Hooyo ee somaliland soo dhawaynta ka dib aya waxa lagu soo dhaweyey goobta ka dib waxa lagu soo dhaweyey Wasiiru dawlaha maaliyada cadaani oo ka hadlay waxqabadkii dawlada iyo qorshahii labada sano waxa u qabsoomay iyo waxa hadhsan isaga oo ka hadlay boqashu uu ku tagay waadanka maraykanka .ka dib waxa lagu soo dhaweyey Wasiiru dawlaha madaxtooyada o oo u mahad celiyey ururadii soo qaban qabiyey casho sharaftan ugana mahad caliyey wasiirka aya ka hadalay waxqabdkii labada sano iyo waxa kale oo ka hadlay madax sar sare oo wadankan oo uu la kulmay . wasiirku

waxa uu qurbojooga somaliland kula dardarmay inaanay ku milmin siyasada iyo doorashada xisbiyada iyo ururada ayna iska kashdaan dib u dhiska wadankood

Comments are closed