|

Urur SIyaasadeedka Xaqsoor oo Saaka Cudooda Tageero ku Soo bandhigay iyo Suldaanka Guud ee Somaliland oo ka Qayb Galay

Hargaysa : Urur Siyasadeedka Xaqsoor aayaa Saaka ku soo bandhigay cududiisa tageero ee gobolada somaliland o dhan ,isaga oo saaka ay Casimada somaliland ee Hargaysa  ay buxisay Dadwaynaha ku dhaqan Beerta xoriyada oo ku muqday suldaanka guud ee somaliland suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir iyo siyaasinta ururka xaqsoor  gudoomiye ku xigeenka kowaad  Cali sandule ayaa isna goobta uga hanbalyey dadwaynahii isu soo baxay madasha oo u ku tilmaamay gesiyaal waxa kale oo u soo dhawayey 25 musharax ee uga sharaxan hargaysa .waxa kale oo ka hadlay suldaanka guud ee somalilnd suldaan maxamed cabdiqadir oo ka hadlay tariikhdii mujahid xasan ciise jamac shaygana in u yahay nin u soo halgamay wadankan somaliland waxa kale oo dhaliil u soo jediyey xukumada somaliland  waxa uu yiri in Salaxlley iyo Bali Gubadle 30 Sanduuq la geeyo Gabilayna 70 sanduuq waxana u ugu baqay gudiga komoshinka inay dib uga firsadaan arinkaas. Murashaxintii golaha deeganka ayaa ka hadlay dhamaan wax qabadkooda. waxa maanta soo gabagabobay waregii kowaad iyada oo la fulayo bari inuu bilaabmo waregii labaad.

 

Qurbejoog.com

Hargaysa


Comments are closed