Gudomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo si weyn uu dhaliilay xukumaada talada haysa eriga ay eryeyso shaqaalaha tagerayasha xisbiga ucid
Gudomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo si weyn uu dhaliilay xukumaada talada haysa eriga ay eryeyso shaqaalaha tagerayasha xisbiga ucid
(KampalaSDN)Gudomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo si weyn uu dhalilay xukumada talada haysa eriga ay eryeyso muwaadiinta shaqadooda ku waayey xibiga ay tageeran ama mabdi ahaan traacen taas oo la odhan karo waxa weeye mid ka hor imanaysa sunaha dowladnimo eek u dhisan dimuquradiyada kala danbaynta ay Somaliland ku soo nabad iyo caano maashay .
Mar uu gudomiyaha xisbiga ucid bariga iyo badhtamaha Africa ahmed abdi Ibrahim hadalkiisa sii wata inta raaciyey shalay bay ahayd xisbiga kulmiye uu ku dhaliilayey inay tahay eriga qof taageray xisbi inay tahay arin laga fiican yahay waliba ay aad ugu dhaliilayeen xukumaadi iyaga ka horeysay maantana markii ay ku guulaysteen talada wadanka may ahayn inay ka dhigan wax caadiya iyaga xisbi ahan la xumayd,waxaan xukumada leeyahay waa inay ka waan towdaan ficilada noocaas ah xisbiyada iyo dowladnimaduna waa inay labo kala ahaadan.
Isago gudomiye ahmed abdi Ibrahim hadalkiisa sii wata yidhi mar labaad iyo saddexaad leyahay waa in mawaadiinta loosoo celiya shaqadooda si aanay uu noqan arin inagu noqda mid horu markeena wax uu dhima ayuu hadalkiisi ku soo gunaanaday.
Wabilaahi towfiiq
Waxa nuqulkan ku saxeexan gudomiye xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa
mudane ahmed abdi Ibrahim
Xafiiska shabakada SDNbariga iyo badhtamaha Africa
khadarbitijoor@hotmail.com
+256791661106
00256791661106
wariye bitijoor