|

Guddomiyaha machadka cilmi baadhista dimoqraadiyadda iyo horumarka somaliland oo daboolka ka qaadayin Md Jamaal ali xusein uu noqday musharaxa madaxweynaha ee hantay kalsoonida ugu badan tageerada shacabka J sland

 

Guddomiyaha machadka cilmi baadhista dimoqraadiyadda iyo horumarka somaliland oo daboolka ka qaadayin Md Jamaal ali xusein uu noqday musharaxa madaxweynaha ee hantay kalsoonida ugu badan tageerada shacabka J sland.

 

(Kampala SDN) daraasadan uu  sameeyey machadka cilmi baadhista dimoquradiyadda iyo horumarka somaliand  ayaa natiijo hor dhac ku sheegay Md jamaal ali xusein kaalinta koobad tirade hordhaca ah kaga jiro,  machadka cilmi baadhista daraasadan  cilmiyeysan oon  wadnay baryahanba uguna kuur galaynay   siday asxaabta ama ururada  ugu kalsooni badan  shacabaka  J SLAND idina soo  bandhigi doono  siday ugu kala kalsooni iyo tageeraba badan yihiin asxaabta iyo ururada siyaasada dhawaan ku tartami doona doorashada dowladaha hoose .

 

 

   daraasadan ayaa waxa ka soo qaaday 1000 qof oo ku kala nool dhamaan  magaaloyinka ee waaweyn somaliland  sida hargeisa ,berbera ,boorama,burco,ceerigaabo,sool ,gabiley,oodweyne.

 

 

  Hadabo machadka cilmi  badhista  ahaan  ,warbixintani tahay  mid qaabab kala duwan oo casriya lagu qaaday kana  shaqaynayaan shaqaalaha machadka cilmi badhista oo kala jooga dhamaan aduunka dacaladiis ayaa waxay uu socota si habsami ah iyadoo uu ilaa hada ay isdaba joog uu soo gaadhayaan  xog ururinta ama daraasadu xafiiska machadka  cilmi badhista .

Hadabo  iyadoo aywarbixintu  ku dhawdahay gabagabo waxa tirinta codadka  daraasada kaalinta koobad ku jira  xisbiga  cadaalada iyo daryeelka (ucid) .

Waxaana idin soo gudbin doona warbixinta oo dhamaystiran iyo siday uu kala horeyaan ururada iyo asxaabtu iyo kaalinta ay ku kala jiraan

 

 

 Hadabo akhristayaal  nuqulkan oo  naga soo gadhay machadka cilmi baadhista   ayaa waxa ku saxeexna

guddomiyaha machadka cilmi baadhista

 Md khaddar Mohamed nour (bitijoor)

 

Khadarbitijoor@hotmail.com

+256791661106

00256791661106

 

 

 

  

Comments are closed