Madaxwayne ku xigeenkii somaliland oo anan ka muqan Gobahii Salada Ciida iyo Xaguu ku Sugan Yahay aan la garanayn
Hargaysa Oct27/12 (SDN) Bulshada ku dhaqan Magalada Hargaysa ayaa salaadii ciida ku bararurugay in madaxwayne ku xigeenkii somaliland laga wayey gobahii lagu tukanayo taas oo suaalo badan layska waydiyey , waxa kale oo aan lagu soo qadin warsaxafadeedkii iyo tahniyadihii uu gudubin jiray madaxwayne ku xigeenka ee loo marin jiray saxafada dadka falaqaya ayaa waxa la sheegay in sualahan lays waydiyey in ay jirto khilaaf xaga xukuumada somaliland ee dhawaan madaxwaynahu u magacabay wasiiro ka soo jeeda bariga oo aan lagala tashan , shabakada qurbojoog ayaa dhawaan idiin soo gudbin doonta iyada oo ilo xogaala u sheegeen in uu madaxwane ku xigeenku uu safar dibada ku maqan yahay oo aan la sheegin
Qurbojoog Hargaysa
contact@somalidiasporanews.com