|

Raga iyo dumarka ku weebaa ku kalsoon muuqaalkooda? Warbixin

Ra`yi uruurin la sameeyay ayaa waxay soo saartay in 92% oo haweenka Germany ka tirsan ay yihiin ku aan ku kalsoonay muuuqaalkooda ama quruxdooda arintaan ayaa waxaa laga sameeyay Dalka Germany ayaa lagu sheegayaa in aysan ragu  jeclayn hawenka u waaweyn caloosha  sababta kentay in haweenku aysan
jeclayn muuqaalkooda sidoo kale in kabadan 50% raga Germany ayaa ku qanacasan muuqaalkooda iyo quruxdooda.
Ra`yi aruurinta ayaa 17% oo ka mid ah dadkii cododa laga qaaday ay sheegeen ay ku fikiraan in badan sida ay isu qurxin lahaayen dharka maalin kasta maadaama ay san ku qanacsanayn muuqaalka jirkooda sidoo kale 20 % oo ayana ka tirsan dadka ka qeyb galay ra`yi aruurinta ayaa muujiyan in aysan ku qanacsanay muuqaalka jirkooda ( quruxdooda) ayna ka welwelsan yihiin muuqaalkooda oo xun in ay nolosu cariiri kutahay.
Raga ayaa gaaraya 13% inta aan ku qanacsanay muqalkooda jir ahaaneed oo ah nisbo aad uyar markii loo eego dumarka aan ku qanacsanayn quruxdooda 26% oo kamid ah dumarka ra`yi aruurinta ayaa sheegay in ay doonayaan inay bedelaan muqaalkooda oo aysab ku qanacsanayn aynadoonayaan in ay adeegsadaan waxyaaabo lagu yareeyo xeyrta oo ay isga dhigaan nooca loo yaqano isneelda.
Ra`yiga aruurista ayaa waxaa sameeyay machadka daraasaadka ra`yiga dadweynaha ee lagu magacaabo F S ee Dalka germany ayaa kasoo aruuriyay dad gaaraya 1013 oo da`doodu u dhexeyso 18 sano ilaa 55 sano jir.

Mar walba Kala Soco Warbixino Xasaasi Ah Xaqiiqdana u dhaw y War
baahinta qurbojoog.com

Comments are closed