|

Xisbiga Kulmiye oo ay ka dhex qaraxday,Daawo Duur iyo Muuse Biixi oo isku maandhaafay arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland

Hargeysa Sept 28,2012(SDN)-Waxa maalmihii u danbeeyay hadal heynta ugu badani ay aheyd ka hadalka hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur oo uu uaga hadlayo arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya oo dad badan ka fajiciyay.

Waxa isna arrinkaa mowqifka xisbiga talada haya ka waramay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Bixi.

Daawo labadan masuul ee isu jawaabaya iyo xiisad arrinkan ka dhalatay.

 

 

 

Comments are closed