|

Xukuumadda Somaliland oo soo dhawaysay doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kana hadashay rejadeeda sii socoshada wada-hadaladii labada dhinac (DHEGAYSO)

Hargeysa 11, September 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Mr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, ayaa sheegay in xukuumaddu soo dhawaynayso Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wasiirka oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, waxa uu faahfaahin ka bixiyay aragtida xukuumadda ee doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, sii socoshada wada-hadaladii labada dhinac iyo qodobo kale.

Haddaba halkan ka dhegayso hadalka wasiirka

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Omer.MP3″]

Qurbejoog.com, Hargeysa

editor@somalidiasporanews.com

Comments are closed